Waxaa maanta magaalada Boosaaso lagu toogtay 7 rag ah oo dhalinyaro u badan oo horay maxkamada ciidamada Puntland ugu xukuntay dil toogasho, oo la sheegay inay ka tirsanaayeen Shabaab. from VOA http://ift.tt/2s98MhZ via IFTTT
No comments:
Post a Comment