Ra'iisala Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Kheyre ayaa xalay xilli dambe tagey isgoysyada dhowr degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir si uu u soo eego sida hawsha xasilintu ay u socoto. from VOA http://ift.tt/2tBLCRL via IFTTT
No comments:
Post a Comment