Ururka caalamiga ah ee shaqaalaha adduunka ee marka la soo gaabiyo la yirahdo ILO ayaa sanadkii 2002-dii u asteeyay 12-ka June maalinta caalamiga ah ee la dagaalanka ku shaqeynta caruurta. from VOA http://ift.tt/2rROQT4 via IFTTT
No comments:
Post a Comment