Ismaaciil Cumar Madar oo ah arday dhalinyaro ah oo ka qayb galay tartanka qur'aanka kariimka ah ee sannad walba ka dhaca dalka Imaaraadkaa ayaa sheegay in laga soo masaafuriyey dalka Imaaraadka Carabta. from VOA http://ift.tt/2s2Ln2p via IFTTT
No comments:
Post a Comment