Wednesday, June 21, 2017

Muqdisho: Dad Dhaawac ah oo loo Qaaday Sacuudiga

14 ka mid ah oo u badan dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii ugu dambeeyay ee Muqdisho ka dhacay ayaa maanta loo qaaday dalka boqortooyada Sacuudiga.

from VOA http://ift.tt/2sQdGnf
via IFTTT

No comments:

Post a Comment