Laba qarax oo loo adeegsaday miinooyin kuwaasi oo mid lala eegtay gaadiidka AMISOM kan kalena baabuur ay la socdeen xubno ka tirsan milatariga dawladda, ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. from VOA http://ift.tt/2sZGqtt via IFTTT
No comments:
Post a Comment