Maxkamadda sare ee dalkan Mareykanka ayaa maanta oo Isniin ah ogolaatay in qeyb xaddidan oo ka mid ah xayiraaddii socdaalka ee Madaxweyne Trump uu ku soo rogay dadka u dhashay lix waddan oo Muslim ah ay dhaqan galaan.
from VOA http://ift.tt/2sTExwW
via IFTTT
No comments:
Post a Comment