Jabhad hubeysan oo ay sameeysteen xagjir cadaanka Kanada kana soo horjeedo Muslimiinta ayaa looga dhawaaqey gobolka Alberta oo ah mid ka labaad ee Soomaalida ugu badan ee Kanada ay ku noolyihiin, marka laga tago gobolka Ontario. Jabhadan ayaa isku magacowdey Sadex Boqolkiiba (3%), oo ay ula jeedaan dadkii Mareykanka ahaa ee la dagaalamey boqortooyadii Ingiriiska xilligii dhaqdhaqaaqa xoreyada looga madax-banaanaanayey xukunkii boqortooyadaas.
from VOA http://ift.tt/2tFQxlk
via IFTTT
No comments:
Post a Comment