Laacibka khadka dhexe uga ciyaara kooxda Manchester City Ilkay Gundogan ayaa garoomada ka maqnaan doono muddo todobaadya ah kadib marki uu jilibka ka dhaawacmay Arbacadi. from VOA http://ift.tt/2fE9QX5 via IFTTT
No comments:
Post a Comment