Kooxaha gurmadka ee dalka Mexico ayaa baaraya burburka guryaha uu soo riday dhul gariir xoog leh oo Salaasadii ka dhacay magaalada Mexico City iyo hareeraheeda, si ay isugu dayaan in ay gaaraan dad ay nafi ku danbeyso.
from VOA http://ift.tt/2wyNdO1
via IFTTT
No comments:
Post a Comment