Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Md. Maxamed Cismaan Jawaari, ayaa maanta guddi soo baara go'aankii ay golaha wasiirada ka soo saareen iyo dhiibistii sarkaalkii ONLF ka tirsanaa C/kariim Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo dowladda Soomaaliya ay Itoobiya u gacan gelisay.
from VOA http://ift.tt/2jCtM0N
via IFTTT
No comments:
Post a Comment