Hailemariam Desalegn Oo Ka Hadlay Isku-dhacyada Soomaalida iyo Oromada
Ra'iisal wasaaraha dalka Ethiopia, Hailemariam Desalegn, ayaa ka hadlay rebshadihii dadka badan ay ku dhinteen ee gudaha dalka Ethiopia ku dhex maray Qoomiyadaha Soomaalida iyo Oromada.
No comments:
Post a Comment