Booqasho uu maanta ku tagey magaalada Kabul, ayaa xoghayaha gaashaandhigga Mareykanka Jim Mattis wuxuu ka sheegay in Mareykanka uusan gacmaha ka taagan doonin dagaalka Afghanistan. from VOA http://ift.tt/2wWgHAU via IFTTT
No comments:
Post a Comment