O.J. Simpson oo ahaan jiray ciyaartooy kubadda cakta Mareykanka iyo jilaa caan ah ayaa xabsiga laga soo deyn doonaa todobaadka soo socda kadib muddo sagaal sana ah oo uu xirnaa. from VOA http://ift.tt/2xGME3H via IFTTT
No comments:
Post a Comment