Masjid ku yaalla magaalada Orebro ee dalka Sweden ayaa la gubay, iyada oo wax khasaare nafeed ah aan ilaa hadda la soo sheegin. from VOA http://ift.tt/2xuE20J via IFTTT
No comments:
Post a Comment