Shiinaha oo Xaddidaya Batroolkii uu u Dhoofin Jirey K.Waqooyi
Shiinaha, ayaa sheegtay Sabtida maanta inay xaddidi doonto batroolka ay u dhoofiso Kuuriyada Waqooyi, si ay ugu hoggaansanto cuna qabateyntii golaha ammaanka ee QM ay ku soo rogeen Kuuriyada Waqooyi.
No comments:
Post a Comment