Xubno baarlamaanka Soomaaliya ka tirsan ayaa shalay u gudbiyay guddoonka sare ee baarlamaanka mowshin ka dhan ah Imaaraadka Carabta. Waxay xubnahaasi Imaaraadka ku eedeynayeen iska horkeenidda dawlada federaalka iyo mamaul goboleedyada, inay maamullada la saxiixdeen heshiisyo istiraatiiji ah oo ku xadgubayada midnimada iyo madaxbannaanida waddanka, iyo inay samaysteen islamarkaana hubeeyeen maleeshiyo u gaar ah. Kaliya ma ahan Imaaradka dowladaha faragalinta ku haya Soomaaliya. Wariyaheenna Jamaal Axmed Cismaan, ayaa warbixin arrintaas ku saabsan inoo diyaariyay, halkanna ka soo jeedinaya.
from VOA http://ift.tt/2xv4fN3
via IFTTT
Tuesday, September 26, 2017
Warbixin: Farogelinta shisheeye ee Soomaaliya
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment