Kooxda Real Betis ayaa marki ugu horreysay muddo 19 sana ah uga badisay Real Madrid garoonkeeda Bernabeu kadib marki ay xalay 1-0 ku garaacday ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Spain ee La Liga. from VOA http://ift.tt/2hk9AjP via IFTTT
No comments:
Post a Comment