Dowlada Spain ayaa sheegtay inaysan jiri doonin wax afti madaxbanaani ah oo ka dhaceysa gobolka Catalonia Axada, xilli maamula gobolkaasi uu sii wado diyaar-garoowga loogu jiro codbixinta aftida. from VOA http://ift.tt/2hCjE7K via IFTTT
No comments:
Post a Comment