Friday, April 20, 2018

Cecafa: Xulka Soomaaliya oo Semi-final u Gudbay

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya ee da'doodu ka yartahay 17 ayaa 1-0 kaga badiyey xulka dalka Kenya ciyaar ka dhacday dalka Burundi oo ka tirsaneyd koobka bariga iyo bartamaha Afrika.

from VOA https://ift.tt/2vxZKBi
via IFTTT

No comments:

Post a Comment