Madaxweynaha Kuuriyada Koofureed Moon Jae-in ayaa sheegtay in Waqooyiga Kuuriya aysan wax shuruuda ah ku xirin kulanka la filayo in uu dhexmaro madaxweyne Trump iyo madaxweyne Kim Jong-un. from VOA https://ift.tt/2HLkOXr via IFTTT
No comments:
Post a Comment