Xiriirka kubadda cakta Ingiriiska ayaa billaabay wadahadallo uu kaga iibinayo garoonka Wembley Stadium, Shahid Khan oo ah maalqabeynka leh kooxda Jacksonville Jaguars ee dalkan Mareykanka. from VOA https://ift.tt/2r6LXfA via IFTTT
No comments:
Post a Comment