Wednesday, April 25, 2018

Q.M. oo Ku Baaqday in La Baaro Dadkii Lagu Laayay Yemen

Hey'adda xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in baaris lagu sameeyo dilalka tobonnaan qof oo dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay uu isbaheysiga uu Sacuudigu hoggaaminayo duqeyn ku diley gudaha dalka Yemen.

from VOA https://ift.tt/2HpuSIO
via IFTTT

No comments:

Post a Comment