Thursday, April 19, 2018

Muqdisho: Golaha Wasiirada oo Mamnuucey Jaridda Dhirta

Xukuumadd Federalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ansixisay sharci mamnuucaya jarista dhirta. Kulan uu Golaha Wasiiradu ku yeeshey Muqdisho, kaas oo arrimo kala duwan looga hadlay ayaa lagu ansixiyay sharcigan.

from VOA https://ift.tt/2EY9Xqn
via IFTTT

No comments:

Post a Comment