Tuesday, April 24, 2018

Xaaladda Bush oo Ka Soo Reyneysa

Madaxweynihii hore ee Mareykanka George H. W. ayaa la sheegey in ay xaaladdiisa ka soo reynayso, kadib markii isbitaal loo dhigay infegshenka dhiigga ku dhaca oo noloshiisa halis  geliyay, sida ay qoyskiisa ku sheegeen war ay soo saareen.

from VOA https://ift.tt/2qU9CR8
via IFTTT

No comments:

Post a Comment