Miguel Diaz-Canel ayaa loo magacaabay madaxweynaha xiga ee Cuba, kaas oo noqonaya madaxweynihii ugu horeeyay ee Cuba ay yeelato muddo 60 sano ah, kana baxsan qoysaka reer Castro. from VOA https://ift.tt/2HA6Fic via IFTTT
No comments:
Post a Comment