Maxkamadda gobolka Maroodijeex, ayaa maanta xukun xarig sannad iyo lix bilood ah ay ku ridday, qoraa Maxamed Keyse Maxamuud oo isna lagu eedeeyay aflagaaddo liddi ku ah Somaliland. from VOA https://ift.tt/2J1SH5F via IFTTT
No comments:
Post a Comment