Qaraxyo mataano ah oo ka dhacay magaalada Kabul ee caasimadda dalka Afghanistan ayaa maanta dilay ugu yaraan 26 qof, oo ay ku jiraan suxufiyiin badan. from VOA https://ift.tt/2KpNaHY via IFTTT
No comments:
Post a Comment