Kooxda Daacish ayaa sheegatay mas,uuliyadda laba qarax Isniintii shalay lagu dilay ugu yaraan 26 ruux oo ay ku jireen sagaal saxafi gudaha magaalada Kabul ee caasimadda dalka Afganstan. from VOA https://ift.tt/2rbQEWe via IFTTT
No comments:
Post a Comment