Madaxweynaha Algeria Abdelaziz Bouteflika ayaa xalay ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka madaxweynenimo, sidaasi waxaa islaamisay wakaaladda rasmiga ah ee wararka u faafisa dowlada Algeria. from VOA https://ift.tt/2WLeDcr via IFTTT
No comments:
Post a Comment