Gobolka Alberta ee ay ku nool yihiin Soomaalida labaad ee ugu badan dalka Kanada ayaa waxa ka socdo doorashada gobolka. Inta la ogyahay waxa doorashadaasi usharaxan dhowr Soomaali ah. from VOA https://ift.tt/2FNJMFi via IFTTT
No comments:
Post a Comment