Dalka Kenya waxaa soo kordhaya welwelka laga qabo dhalinyarada reer Kenya ee ay soo askareystaan maleeshiyada ururka Al-Shabaab. Cabsidan ayaa soo korortay ka dib weerarki Nairobi ka dhacay bishii January ee sanadkan, kaasoo la sheegay inuu hogaaminayay nin Kenyan ah oo reer Isiolo ah. Waxay ahayd markii ugu horreysay ee Al-Shabaab ay weerar ka dhacay Kenya u adeegsato qof ah Kenyan-ka aan Soomaalida ahayn ama aan Islaamnimada ku dhalan. Warbixin ay arrintan ka qortay wakaaladda wararka ee Reuters oo la hadashay qaar ka mid ah waalidiinta dhalinyarada ay Al-Shabaab Firkika xag jirka ah ku duufsatay ee Isiolo. Waxaa inoo soo koobaya Ibrahim Xassan Dandureey.
from VOA http://bit.ly/2Vt7P24
via IFTTT
Friday, May 17, 2019
Al-Shabaab oo haba cusub u qoranaysa Kenyan-ka
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment