Wararka ka imanaya Muqdishu ayaa sheegaya in dawladda Soomaaliya ay qabatay nin u shaqeeya wasaaradda waxbarashada oo lagu tuhunsan yahay inuu bixiyey imtixaanaadkii la baabi'iyay. from VOA http://bit.ly/2LL3c3T via IFTTT
No comments:
Post a Comment