Kooxda kubadda cagta AC Milan ee dalka Talyaaniga ayaa xaqiijisay Talaadadi maanta, in uu shaqada ka tagay macallin Gennaro Gattuso, kaddib 18 bilood oo uu kooxda leylinayay. from VOA http://bit.ly/2WoINFR via IFTTT
No comments:
Post a Comment