Wednesday, May 15, 2019

Farmaajo oo agaasime cusub u magacaabay Villa Somalia

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa agaasimaha cusub ee Villa Somalia u magacaabay inuu noqdo Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade).

from VOA http://bit.ly/2LLwxv1
via IFTTT

No comments:

Post a Comment