Hal qof ayaa cudurka dacuunka ugu geeriyooday magaalada Wajeer ee Gobolka Waqooyiga Bari ee dalka Kenya. Sidoo kale in ka badan 42 qof oo cudurka uu soo ritay ayaa waxaa lagu dhabiibaya isbtaalka guud ee Wajeer Wasarada Cafiamaadka Wajeer ayaa xaqiijisay jiritaanka daacuunka. Wariyaha VOA-da, Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan Gaarisa ka soo diray.
from VOA http://bit.ly/2M16vny
via IFTTT
No comments:
Post a Comment