Ugu yaraan shan qof ayaa ku geeriyootay 10 kalena way ku dhaawacmeen qarax babauur oo maanta ka dhacay bar kontorool oo ku taalla agagaarka taallada Daljirka ee magaalada Muqdisho. from VOA http://bit.ly/2Wn9YAC via IFTTT
No comments:
Post a Comment