Sharciga batroolka ee maanta la ansixiyey ayaa waxaa diiday hoggaamiyayaasha maamul goboleedyada oo sheegay inay doonayaan in sharcigaasi laga soo celiyo baarlamaanka si wadatashi loo geliyo. from VOA http://bit.ly/2Wjd5cO via IFTTT
No comments:
Post a Comment