Dalalka Bariga Afrika ayaa mamnuucay dawooyinka la isku cadeeyo ee loo yaqaan hydroquinone. Dhaqaatirta ayaa sheegey in isticmaalka walxan ay sababayaan dhibaatooyin caafimaad oo baaxad weyn. Golaha sharci dajinta Bariga Afrika ayaa todobaadkii hore meel mariyey qaraarkan iyagoo ugu baaqey gobolka iney manuucaan sameynta iyo soo dhoofinta waxyaabaha ay ka kooban tahay dawada la isku cadeeyo ee hydroquinone. Wariyaha VOA-da Moses Havyarimana ayaa warbixintaan kasoo direy magaalada Arusha ee Tanzania. Falastiin Axmed Iiman ayaa noo soo jeedinaya.
from VOA http://bit.ly/2HPFxK7
via IFTTT
Friday, May 24, 2019
Dawada la isku caddeeyo oo laga mamnuucay Bariga Afrika
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment