Ciidamada amniga degmada Guriceel ayaa ka hortagay qof doonayay inuu isku qarxiyo munaasabad ka socotay meel fagaaro ah oo ku taalla degmadaasi, taasi oo ay qabanayeen Ahlu-Sunna. from VOA http://bit.ly/2WtugsB via IFTTT
No comments:
Post a Comment