Saturday, May 25, 2019

Shil Gaari oo Ka Dhacay Somaliland

Afar qof, oo laba ka mid ah ay ajnabi yihiin ayaa ku dhintay 10 kalena, oo afar ay ajnabi yihiinna ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo shalay gelinkii dambe ka dhacay wadada isku xirta magaalooyinka Hargeisa iyo Berbera. Afar-ta qof ee dhintay ayaa laba ka mid ah waxa ay u dhasheen dalka.

from VOA http://bit.ly/2M6gZly
via IFTTT

No comments:

Post a Comment