Thursday, May 30, 2019

Galmudug oo xiriirka u jartay dowladda dhexe

Khilaafkii u dhaxeeyay maamulka Galmudug ee bartamaha Soomaaliya iyo dowladda federaalka ah oo muddo soo jiitamayay ayaa haatan galay marxalad kale, waxaana Galmudug ay sheegtay inay xiriirkii wada shaqeyn u jartday dowladda federaalka ah.

from VOA http://bit.ly/2Mf3a4d
via IFTTT

No comments:

Post a Comment