Sunday, June 12, 2016

3 ku Dhintay Is-rasaaseyn ka Dhacday Cadaado

Saddex askari ayaa ku dhintay, ka dib markii ciidamo ka wadatirsan dawladda ay isku rasaaseeyeen magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Maamulka Galmudug

from VOA http://ift.tt/1UtT6MD
via IFTTT

No comments:

Post a Comment