Thursday, June 23, 2016

Codbixinta Aftida Britain ee Midowga Yurub oo Billaabatay

Dalka Britain ayaa waxaa maanta ka billowday codbixin taariikhi ah, taasi oo dhammaadka maanta go'aan ka gaari doonta in Britain ay kasii mid ahaato Midowga Yurub iyo in kale.

from VOA http://ift.tt/28PJQnD
via IFTTT

No comments:

Post a Comment