Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa laga hirgelinayaa xarun weyn oo lagu dhaqan celinayo laguna tababarayo maleeshiyada ka soo goosta ururka al-Shabaab. from VOA http://ift.tt/293Ut7h via IFTTT
No comments:
Post a Comment