Magaalada Baladweyne waxa ka dillaacay cudurka Shuban Biyoodka, iyadoo tiro dad ah ay u dhinteen cudurkaasi, waxana Cisbitaalka magaalada la dhigay dad la ildaran shubanka. from VOA http://ift.tt/28Pne6s via IFTTT
No comments:
Post a Comment