Wednesday, June 22, 2016

Eritrea: Ethiopia Waxay Qorsheeneysaa Dagaal Buuxa

Dowladda Eritrea ayaa u sheegtay golaha Xuquuqda Aadanaha ee QM in dalka ay deriska yihiin ee Ethiopia uu qorsheynayo dagaal buux oo uu kusoo qaado dhulka Eritrea.

from VOA http://ift.tt/28LOClZ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment