Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo Arbaco ah si rasmi ah u furay kalfadhiggii 37-aad ee Golaha Wakiilada Puntland ay isugu yimaadaan. from VOA http://ift.tt/1UuIssW via IFTTT
No comments:
Post a Comment