Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo horey ugu tartamay jagada madaxweynenimada Soomaaliya ayaa maanta sheegay inuu ku biiray xisbiga haya talada Somaliland ee Kulmiye. from VOA http://ift.tt/1rnCZsi via IFTTT
No comments:
Post a Comment