Thursday, June 23, 2016

Britain: Tirinta Codeynta oo Socota

Codeyntii taariikhiga aheyd ee ku aaddaneyd haddii Britain ay ka baxeyso Midowga Yurub iyo in kale, ayaa soo dhammaatay, iyadoo tirinta codadkuna ay socoto.

from VOA http://ift.tt/28RbRty
via IFTTT

No comments:

Post a Comment